Vocabulary: Utensils

Utensils

Utensils ——–> maacuun

casharkaan maanta waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabada guryaha lagu isticmaala.

Pan —–> bir laxooxeed/ bir canjeero

Lid —–> dabol

Pestle —–> kal

Mortar —–> mooya

Dish —–> saxan

Cup —–> koob

Spoon —–> qaado/malgacad

Fork —–> fargeeda

Flask —–> tarmuus

Pot —–> dhari

Knife —–> middi

Tray —–>sagbad

Jug —–> garaafo

refrigerator —–> gaboojiye

Stove —–> jika

Dust-bin —–> weelka qashinka

Whisk —–> xurbin

Fan —–> muraaxad

Liquidiser —–> makiinta qudaarta

Kettle —–> kirli/ jalmad

Ladle —–> qaado weyn

Wooden spoon—–> faldhaan

Bowl —–> baaquli

Apron —–> dufan-dhowr ; mara dhexda lagu xirto marka wax la karinaayo.

Bottle —–> dhalo

Colander —–> baasta miir

Funnel —–> dublad

Si aad u tijaabisa fahankaaga cashaarka raac linkiga hoose oo gal tijaaba yar.

Scroll to Top