English conversation for beginners

Chit-chat

Chit-chat —–> Sheekaysi

Casharkaan waxaan ku qaadan doona wada sheekaysi bilaaw ah kaas oo kaa caawin doona sida qofkale loogula hadla. tusaale ahaan casharkaan waxaa ku wada hadli doona laba qof oo kala ah :- Maahir iyo Saara.

Mahir : peace of Allah be upon you.

Maahir: assalaamu calaykum.

Sara: be upon you too.

Saara: wa calaykum assalaam.

Mahir: What is your name?

Maahir: magacaa?

Sara: my name is Sara and you?

Saara: magacayga waa Saara adigane?

Mahir: my name is Mahir. What is your Nationality?

Maahir: magacayga waa maahir. Waa maxay dhalashadaadu?

Sara: I am Somali and you?

Saara: waxaan ahay soomaali adigane?

Mahir: me too.

Maahir: sidookale

Sara: where are you from?

Saara: xagee ka timid?

Mahir: I am from Jowhar and you?

Maahir waxaan ka imaaday Jowhar adigane?

Sara: I am from Kenya. Where do you live?

Saara: waxaan ka imid kenya. Xagee ku nooshahay?

Mahir: I live in Mogadishu and you?

Maahir: waxaan ku noolahay muqdisho adigane?

Sara: me too

saara: sidookale.

Mahir: nice to meet you.

Maahir: kulan wanaagsan.

Sara: nice to meet you too.

Saara: sidookale kulan wanaagsan.

Ka shaqeey tijaabada hoose oo tijaabi fahankaaga casharka raac linkiga hoose

Scroll to Top