Uncategorized

Simple Present Tense: how to use with Examples

What is simple present tense? This tense is used for an action happens every regularly. for example:- I speak English every day. The present simple tense is one of the most essential tenses in English. It’s used to talk about things we do regularly, general truths, facts, and habits.  All you have to learn is the rules for building positive, negative, and question sentences, and practice not making typical mistakes,  and you’ll find it easy

Simple Present Tense: how to use with Examples Read More »

This and that

This and that This —-> kan , That —–> kaas casharkaan waxaan ugu hadli doonaa sida loo istimaala “this” iyo “that”. “This” waxaa loo isticmaalaa in lagu tilmaama wax kuu dhaw. “That” waxaa loo isticmaala in lagu tilmaama wax kaa fog ama kaa dheer . “This” iyo “That” Labadaba waa waxaa loo isticmaalaa erayada kaliga

This and that Read More »

English conversation for beginners

Chit-chat Chit-chat —–> Sheekaysi English conversation (soomaali) Casharkaan waxaan ku qaadan doona wada sheekaysi bilaaw ah kaas oo kaa caawin doona sida qofkale loogula hadla. tusaale ahaan casharkaan waxaa ku wada hadli doona laba qof oo kala ah :- Maahir iyo Saara. Mahir : peace of Allah be upon you. Maahir: assalaamu calaykum. Sara: be

English conversation for beginners Read More »

Singular and plural nouns

Singular and plural nouns singular and plural nouns Singular = kaliye, Singular waa eray u taagan hal shey sida :- boy —–> wiil, Eray “boy” waxa uu u taaganyahay hal wiil oo kaliye . Plural = wadar ama wax badan ,Plural waa eray u taagan hal shey wax ka badan sida:- boys —–> wiilal eray

Singular and plural nouns Read More »

Vocabulary: animals

Animals vocabulary animals vocabulary Animals —–> xayawaano casharkaan waxaan ku qaadan doonaa erayo ku saabsan ama la xariira xayawaanada. Goat —–> ari Billy goat —–> orgi Nanny goat —–> ri’ Kid —–> ceesaan Cattle —–> lo’ Buffalo —–> Lo’ kinsi Cow —–> sac Calf —–> weyl Ox —–> dibi Bull —–> dibi Sheep —–> ido

Vocabulary: animals Read More »

Vocabulary: Utensils

Utensils Utensils ——–> maacuun casharkaan maanta waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabada guryaha lagu isticmaala. Pan —–> bir laxooxeed/ bir canjeero Lid —–> dabol Pestle —–> kal Mortar —–> mooya Dish —–> saxan Cup —–> koob Spoon —–> qaado/malgacad Fork —–> fargeeda Flask —–> tarmuus Pot —–> dhari Knife —–> middi Tray —–>sagbad

Vocabulary: Utensils Read More »

Scroll to Top