Duruus tayo leh ugu hagaag
Dirir Academy

Dirir academy ka baro maadooyinka: English-ka, carabiga, xisaabta, qoraalka luqadda soomaliga iyo xifdinta quraanka kariimka.

Courses

Pricing

Nagu dooro

Daacadnimo, wada shaqeyn iyo wax barasha aad heli karta waqti kasta iyo meel walba aad joogtid.

Casharada

Machadka waxaad ka heli kartaa casharada loo diyaariyay qaabka ugu fudud oo Ardi kasta fahmi kara.

Imtixaano

Cashar kasta waxaa la socda leyliyo lagu tijaabinaayo fahanka ardayga iyo imtixaano joogta ah.

Macallimiin

Macallimiinta waxay u taagan yihiin waqti kasta In ay ka caawiyaan ardayga wax kasta oo u baahdo ama oo fahmi waayo.

Falcelinta Ardayda

Waxa ka aflaxay boqolaal adrday ah

“Markan kusoo biraayay luqadda Aad ayey igu Adked laakiin hadda waxan darema inan xarfaha qaar Aan Aqris iyo qorid Aan isku deyikaro Marka wan dadaala insha Allah si Aan ubarto luqadda.”​
Muxudiin Cabdulaahi Xusen
“Luqada Markan Bilaawayay iyo hadda isku Mid maaha Waayo hadda wax badan baan ka fahmay alxamdulillah.”​
Sacdiya Cumar Cali
“Waxaan ka mid ahy ardayda wax ka barata Dirir Academy waxaan ka qaatay 2 course English and Arabi waxaa igu adkaa qoritanka and akhrinta walhi hada hal bil uun ku jiraa hadana is badal badan isku arkaa MashaAlleh macalin furfuran oo kula dadaalayaa wax ku dhigaya say MashaAlleh thanks”​
Sumaya Maxamed Samriye
“Magaceyga waa sihaam Daud ali aniga markii hore inglish ka saa,id ayuu igu adkaa qasatan dhawaqa iyo higaadinta haddane waan fahmay alxamdulillah.”​
Sihaam Dauud Cali

Latest Articles

Casharka 4aad

Furniture Furniture = Alaabta guriga Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabta guriga ama xafiiska la dhigta sida kuraasta, miisaska iyo waxii la mid ah. A bed ——–> sariir A crib ——–> sariirta ilmaha A mattress ——–> joodari A pillow ——–> barkin A blanket ——–> busto A bed spread ——–> go’ firaash A hanger ——–> takabaan A carpet…

Sii Akhri

Casharka 3aad

Numbers Numbers ——> Tirooyin Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa habka tirooyinka loogu dhaho English ahaan . zero —–> Ebar One ——> koow Two ——> laba Three ——> seddax Four ——> Afar Five ——> shan six ——> lix seven ——> Toddoba Eight ——> siddeed Nine ——> sagaal Ten ——> Toban Eleven ——> Toban iyo koow Twelve ——> Toban iyo laba Thirteen…

Sii Akhri

Casharka 2aad

Things in the classroom Things = waxyaabo in the classroom = fasalka laga dhex hela Casharkaan waxa aan ku qaadan doona waxaa ka mid eh “waxyaabaha fasalka laga dhex hela” sida :- buugga, qalinka iyo wixii la mid ah. A book ——> buug A Pen ——> qalin biire A blackboard ——> sabuurad A clock ——> saacad A pencil ——> qalin…

Sii Akhri

Casharka 1aad

English alphabet Luqadda English ka waxay ka kooban thy 26 xaraf, waxaana loo qori karaa xarfa waaweyn iyo xarfa yar yar capital letters capital = waaweyn, Letters = xarfo. capital letters “xarfaha waaweyn” Xarfaha waaweyn ee luqadda English ka waxa loo qoraa sidaan soo socota :- A B C D E F G H I J K L M N…

Sii Akhri

Scroll to Top