Duruus tayo leh ugu hagaag
Dirir Academy

Dirir academy ka baro maadooyinka: English-ka, carabiga, xisaabta, qoraalka luqadda soomaliga iyo xifdinta quraanka kariimka.

Courses

Pricing

Nagu dooro

Daacadnimo, wada shaqeyn iyo wax barasha aad heli karta waqti kasta iyo meel walba aad joogtid.

Casharada

Machadka waxaad ka heli kartaa casharada loo diyaariyay qaabka ugu fudud oo Ardi kasta fahmi kara.

Imtixaano

Cashar kasta waxaa la socda leyliyo lagu tijaabinaayo fahanka ardayga iyo imtixaano joogta ah.

Macallimiin

Macallimiinta waxay u taagan yihiin waqti kasta In ay ka caawiyaan ardayga wax kasta oo u baahdo ama oo fahmi waayo.

Falcelinta Ardayda

Waxa ka aflaxay boqolaal adrday ah

“Markan kusoo biraayay luqadda Aad ayey igu Adked laakiin hadda waxan darema inan xarfaha qaar Aan Aqris iyo qorid Aan isku deyikaro Marka wan dadaala insha Allah si Aan ubarto luqadda.”​
Muxudiin Cabdulaahi Xusen
“Luqada Markan Bilaawayay iyo hadda isku Mid maaha Waayo hadda wax badan baan ka fahmay alxamdulillah.”​
Sacdiya Cumar Cali
“Waxaan ka mid ahy ardayda wax ka barata Dirir Academy waxaan ka qaatay 2 course English and Arabi waxaa igu adkaa qoritanka and akhrinta walhi hada hal bil uun ku jiraa hadana is badal badan isku arkaa MashaAlleh macalin furfuran oo kula dadaalayaa wax ku dhigaya say MashaAlleh thanks”​
Sumaya Maxamed Samriye
“Magaceyga waa sihaam Daud ali aniga markii hore inglish ka saa,id ayuu igu adkaa qasatan dhawaqa iyo higaadinta haddane waan fahmay alxamdulillah.”​
Sihaam Dauud Cali

Latest Articles

Casharka 9aad

This and that This —-> kan , That —–> kaas casharkaan waxaan ugu hadli doonaa sida loo istimaala “this” iyo “that”. “This” waxaa loo isticmaalaa in lagu tilmaama wax kuu dhaw. “That” waxaa loo isticmaala in lagu tilmaama wax kaa fog ama kaa dheer . Haddaba waxaan rabna in aan barano erayadaan hoos ku qoran:- Affirmative, negative, question and negative…

Sii Akhri

Casharka 8aad

Chit-chat Chit-chat —–> Sheekaysi Casharkaan waxaan ku qaadan doona wada sheekaysi bilaaw ah kaas oo kaa caawin doona sida qofkale loogula hadla. tusaale ahaan casharkaan waxaa ku wada hadli doona laba qof oo kala ah :- Maahir iyo Saara. Mahir : peace of Allah be upon you. Maahir: assalaamu calaykum. Sara: be upon you too. Saara: wa calaykum assalaam. Mahir:…

Sii Akhri

Casharka 7aad

Singular and plural nouns Singular = kaliye, Singular waa eray u taagan hal shey sida :- boy —–> wiil, Eray “boy” waxa uu u taaganyahay hal wiil oo kaliye . Plural = wadar ama wax badan ,Plural waa eray u taagan hal shey wax ka badan sida:- boys —–> wiilal eray “boys” waxa uu u taaganyahay hal wiil wax ka…

Sii Akhri

Casharka 6aad

Animals Animals —–> xayawaano casharkaan waxaan ku qaadan doonaa erayo ku saabsan ama la xariira xayawaanada. Goat —–> ari Billy goat —–> orgi Nanny goat —–> ri’ Kid —–> ceesaan Cattle —–> lo’ Buffalo —–> Lo’ kinsi Cow —–> sac Calf —–> weyl Ox —–> dibi Bull —–> dibi Sheep —–> ido Ram —–> wan Ewe —–> lax Camel —–>…

Sii Akhri

Casharka 5aad

Utensils Utensils ——–> maacuun casharkaan maanta waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabada guryaha lagu isticmaala. Pan —–> bir laxooxeed/ bir canjeero Lid —–> dabol Pestle —–> kal Mortar —–> mooya Dish —–> saxan Cup —–> koob Spoon —–> qaado/malgacad Fork —–> fargeeda Flask —–> tarmuus Pot —–> dhari Knife —–> middi Tray —–>sagbad Jug —–> garaafo refrigerator —–>…

Sii Akhri

Casharka 4aad

Furniture Furniture = Alaabta guriga Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabta guriga ama xafiiska la dhigta sida kuraasta, miisaska iyo waxii la mid ah. A bed ——–> sariir A crib ——–> sariirta ilmaha A mattress ——–> joodari A pillow ——–> barkin A blanket ——–> busto A bed spread ——–> go’ firaash A hanger ——–> takabaan A carpet…

Sii Akhri

Scroll to Top