English alphabet
Luqadda English ka waxay ka kooban thy 26 xaraf, waxaana loo qori karaa xarfa waaweyn iyo xarfa yar yar
capital letters
capital = waaweyn, Letters = xarfo.
capital letters “xarfaha waaweyn”
Xarfaha waaweyn ee luqadda English ka waxa loo qoraa sidaan soo socota :-
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z
small letters
Small = yar yar letters = xarfa
small letters “Xarfaha yar yar”.
xarfaha yaryar waxa loo qoraa sidaan soo socota:-
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z.
sida loogu dhawaaqa xarf haddii aad rabtid ku dhufa linkiga hoose.
Consonants and Vowels
xafraha English ka waxay ka kooban yihiin 21 shibine iyo 5 shaqalo
Consonants
Consonants = Shibanayaal
Consonants waxay kala yihiin:- B C D E F G H J K L M N P Q R S T V W X Y Z
Vowels
Vowels = shaqalo
Shaqallada waxay kala yihiin :- A E I O U
Tijaabi fahankaaga oo ka shaqey Tijaabada hoose taaba linkiga hoose si aad ugu shaqeysa.