Muhammad Daud

This and that

This and that This —-> kan , That —–> kaas casharkaan waxaan ugu hadli doonaa sida loo istimaala “this” iyo “that”. “This” waxaa loo isticmaalaa in lagu tilmaama wax kuu dhaw. “That” waxaa loo isticmaala in lagu tilmaama wax kaa fog ama kaa dheer . “This” iyo “That” Labadaba waa waxaa loo isticmaalaa erayada kaliga […]

This and that Read More »

English conversation for beginners

Chit-chat Chit-chat —–> Sheekaysi Casharkaan waxaan ku qaadan doona wada sheekaysi bilaaw ah kaas oo kaa caawin doona sida qofkale loogula hadla. tusaale ahaan casharkaan waxaa ku wada hadli doona laba qof oo kala ah :- Maahir iyo Saara. Mahir : peace of Allah be upon you. Maahir: assalaamu calaykum. Sara: be upon you too.

English conversation for beginners Read More »

Singular and plural nouns

Singular and plural nouns Singular = kaliye, Singular waa eray u taagan hal shey sida :- boy —–> wiil, Eray “boy” waxa uu u taaganyahay hal wiil oo kaliye . Plural = wadar ama wax badan ,Plural waa eray u taagan hal shey wax ka badan sida:- boys —–> wiilal eray “boys” waxa uu u

Singular and plural nouns Read More »

Vocabulary: animals

Animals Animals —–> xayawaano casharkaan waxaan ku qaadan doonaa erayo ku saabsan ama la xariira xayawaanada. Goat —–> ari Billy goat —–> orgi Nanny goat —–> ri’ Kid —–> ceesaan Cattle —–> lo’ Buffalo —–> Lo’ kinsi Cow —–> sac Calf —–> weyl Ox —–> dibi Bull —–> dibi Sheep —–> ido Ram —–> wan

Vocabulary: animals Read More »

Vocabulary: Utensils

Utensils Utensils ——–> maacuun casharkaan maanta waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabada guryaha lagu isticmaala. Pan —–> bir laxooxeed/ bir canjeero Lid —–> dabol Pestle —–> kal Mortar —–> mooya Dish —–> saxan Cup —–> koob Spoon —–> qaado/malgacad Fork —–> fargeeda Flask —–> tarmuus Pot —–> dhari Knife —–> middi Tray —–>sagbad

Vocabulary: Utensils Read More »

Vocabulary: Furniture

Furniture Furniture = Alaabta guriga Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabta guriga ama xafiiska la dhigta sida kuraasta, miisaska iyo waxii la mid ah. A bed ——–> sariir A crib ——–> sariirta ilmaha A mattress ——–> joodari A pillow ——–> barkin A blanket ——–> busto A bed spread ——–> go’ firaash A

Vocabulary: Furniture Read More »

Numbers

Numbers Numbers ——> Tirooyin Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa habka tirooyinka loogu dhaho English ahaan . zero —–> Ebar One ——> koow Two ——> laba Three ——> seddax Four ——> Afar Five ——> shan six ——> lix seven ——> Toddoba Eight ——> siddeed Nine ——> sagaal Ten ——> Toban Eleven ——> Toban iyo koow Twelve

Numbers Read More »

English alphabet

English alphabet Luqadda English ka waxay ka kooban thy 26 xaraf, waxaana loo qori karaa xarfa waaweyn iyo xarfa yar yar capital letters capital = waaweyn, Letters = xarfo. capital letters “xarfaha waaweyn” Xarfaha waaweyn ee luqadda English ka waxa loo qoraa sidaan soo socota :- A B C D E F G H I

English alphabet Read More »

Scroll to Top