Things in the classroom
Things = waxyaabo
in the classroom = fasalka laga dhex hela
Casharkaan waxa aan ku qaadan doona waxaa ka mid eh “waxyaabaha fasalka laga dhex hela” sida :- buugga, qalinka iyo wixii la mid ah.
A book ——> buug
A Pen ——> qalin biire
A blackboard ——> sabuurad
A clock ——> saacad
A pencil ——> qalin qore
A table ——> miis
A desk ——> miis
A chair ——> Kursi
A Ruler ——> mastarad
A chalk ——> jeesta
An eraser/rubber ——> tirtire
A paper ——> waraaqad
A backpack/ school back——> boorsa
A calculator ——> xisaabiye
A computer ——> kambiyuutar
A highlighter ——> calaameeya
A light ——> nal
People at the school
people = Dadka
at the school = iskuulka jooga
Halkaan waxaa kaloo ku qaadan doonaa eraya ku saabsan dadka iskuulka laga hela sida :- macallinka, ardayda iyo wixii la mid eh :-
A teacher ——> macallin
A student ——> arday
A class monitor ——> Kaaba galaas
A boy ——> wiil
A girl ——> gabar
A manager ——> maamule
A principal ——> maamule
A watchman ——> waardiye
A Janitor ——> waardiya
A secretary ——> xog haaye
An office keeper ——> xafiis haaye
Tijaabi fahankaaga oo ka shaqey Tijaabada hoose taaba linkiga hoose si aad ugu shaqeysa.