Furniture
Furniture = Alaabta guriga
Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa eraya ku saabsan alaabta guriga ama xafiiska la dhigta sida kuraasta, miisaska iyo waxii la mid ah.
A bed ——–> sariir
A crib ——–> sariirta ilmaha
A mattress ——–> joodari
A pillow ——–> barkin
A blanket ——–> busto
A bed spread ——–> go’ firaash
A hanger ——–> takabaan
A carpet ——–> roog
A cupboard ——–> armaajo
A curtain ——–> daah
A Doormat ——–> caga saar
A mirror ——–> muraayad
A Comb ——–> Shanlo
A Fan ——–> muraaxad
A lamp ——–> nal / feynuus
A chair ——–> kursi
A desk ——–> miis
A cabinet ——–> armaajo
A telephone ☎️ ——–> talifoon
A speaker ——–> sameecad
A television ——–> Telefishin
A remote ——–> rimuudka TV ga
A Broom ——–> xaaqin
A camera ——–> kaamirad
si aad u tijaabisa fahankaaga ku dhufo linkiga hoos yaala oo tijaabi fahankaaga cashaarka.