Casharka 3aad

Numbers

Numbers ——> Tirooyin

Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa habka tirooyinka loogu dhaho English ahaan .

zero —–> Ebar

One ——> koow

Two ——> laba

Three ——> seddax

Four ——> Afar

Five ——> shan

six ——> lix

seven ——> Toddoba

Eight ——> siddeed

Nine ——> sagaal

Ten ——> Toban

Eleven ——> Toban iyo koow

Twelve ——> Toban iyo laba

Thirteen ——> Toban iyo seddax

Fourteen ——> Toban iyo Afar

Fifteen ——> Toban iyo shan

Sixteen ——> Toban iyo lix

Seventeen ——> Toban iyo toddaba

Eighteen ——> Toban iyo siddeed

Nineteen ——> Toban iyo sagaal

Twenty ——> labaatan

Twenty one ——> labaatan iyo koow

Twenty two ——> labaatan iyo laba

Twenty three ——> labaatan iyo seddax

Twenty four ——> labaatan iyo Afar

Twenty five——> labaatan iyo shan

Twenty six——> labaatan iyo lix

Twenty seven——> labaatan iyo toddaba

Twenty eight ——> labaatan iyo siddeed

Twenty nine——> labaatan iyo sagaal

Thirty ——> soddan

Forty ——> afartan

Fifty ——> kontan

Sixty ——> lixdan

Seventy ——> Toddobaan

Eighty ——> siddeetan

Ninety ——> Sagaashan

intaan soo qaadanay haddii aad si wacan u fahantay waxaa awood u leedahay in aad dhahda inta u dhaxeysa “Ebar” ilaa iyo “Sagaashan iyo sagaal”.

Tusaale ahaan waxaa rabtaa in aad dhahdo “soddan iyo kow” marka hore uis weydii “soddan” maxa lagu dhahaa English “Thirty” soma ahan ka dibna is weydii “kow” maxaa lagu dhahaa English “one” so mahan ka dibna is raacsii. Thirty one ——> soddan iyo kow sidaas ayay ku soconeysaa.

Hundred ——> Boqol

One hundred ——> hal boqol

Two hundred ——> Laba boqol

Three hundred ——> seddax boqol

Four hundred ——–> Afar boqol

Five hundred ——> shan boqol

Six hundred ——> lix boqol

Seven hundred ——> Toddoba boqol

Eight hundred ——> sideen boqol

Nine hundred ——> sagaal boqol

haddii si wacan u fahantay waxaad awood u leedahay in aad dhahdo inta u dhaxeysa “ebar” ilaa iyo “sagaal boqol sagaashan iyo sagaal”

Thousand ——> kun

One thousand ——> hal kun

Two thousand ——> Laba kun

Three thousand ——> seddax kun

Four thousand ——–> Afar kun

Five thousand ——> hal kun

Six thousand ——> lix kun

Seven thousand ——> Toddoba kun

Eight thousand ——> sideed kun

Nine thousand ——> sagaal kun

thousand waxa loosoo gaabiyaa “k” tusaale :- 3k waxa la mid thy “three thousand” .

Million ——> milyan

One million ——> hal milyan

Two million ——> Laba milyan

Three million ——> seddax milyan

Four million ——–> Afar milyan

Five million ——> shan milyan

Six million ——> lix milyan

Seven million ——> Toddoba milyan

Eight million ——> sideed milyan

Nine million ——> sagaal milyan

Billion ——> milyan

One billion ——> hal bilyan

Two billion ——> Laba bilyan

Three billion ——> seddax bilyan

Four billion ——–> Afar bilyan

Five billion ——> shan bilyan

Six billion ——> lix bilyan

Seven billion ——> Toddoba bilyan

Eight billion ——> sideed bilyan

Nine billion ——> sagaal bilyan

Scroll to Top